Ciidamada Booliska gobolka Nugaal oo qabtay Maandooriye iyo dadkii ka ganacsanayey.
Ciidamada Booliska gobolka Nugaal oo ku guda jira howl galadii bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa qabtay 24 duub oo ah maandooriyaha Xashiishka, gaarigii waday Iyo dadkii Ka ganacsanayay. Ciidamadda Booliska...
Read more











