Agaasimaha KMG ee hey’adda NISA oo daah furay dib u dayactir lagu sameeyaya xafiisyada Ciidanka NISA ee Galmudug
Agaasimaha KMG ah ee hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Yaasiin Cabdulaahi Fareey oo howlo shaqo u jooga Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu furayay xafiisyada Taliyaha qaybta...
Read more











