Ciidanka Xoogga dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur.
Ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay tira intaa ka badanna dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib weerar gaadmo ahaa oo ay argagixisadu xalay kusoo qaadday...
Read more











