Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu soo bandhigayay Hiddaha iyo Dhaqanka oo lagu qabtay magaalada Istanbul.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Munaasabad lagu soo bandhigayay Hiddaha iyo Dhaqanka oo lagu qabtay magaalada Istanbul.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Huda American School’s, oo ah Iskuul ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed, waxaana ka soo qeybgalay U qeybsanaha Waxbarashada iyo Dhaqanka ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga, mudane C/Casiis Sheekh C/raxmaan, Dhallinyaro, Haween iyo qeybaha bulshada.

Intii ay socotay munaasabadda ayaa goobta lagu soo bandhigay Hiddaha iyo dhaqamada 25 waddan oo kala duwan oo Soomaaliya ay ku jirto, waxaana sidoo kale Madasha lagu soo bandhigay Ciyaar Dhaqameedka iyo Hiddaha ay Caanka ku yihiin dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Qaar kamid ah dadkii ka qeybgalay bandhigga Hiddaha iyo Dhaqanka ayaa soo dhaweeyay munaasabadda , ayagoo sheegay in ay ku faraxsanyihiin in dadka Soomaaliyeed ee wax la qeybsadaan wadamada kale ee caalamka.

Maamulaha iskuulka Huda American School’s mudane Mukhtaar Sheekh Cismaan, Mid kamid ah Macallimiinta Iskuulka iyo U qeybsanaha waxbarashada iyo dhaqanka ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga, mudane C/casiis Sheekh C/raxmaan ayaa dhankooda ka hadlay Bandhigga Hidaha iyo Dhaqanka, waxaana ay tilmaam in wax wanaagsan ay tahay ka qeyb galka howlaha nuucaan oo kale ah.

Previous Post

Update on the Situation of Somali Nationals in Ukraine

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo ugu baaqay xabbad joojin Ukraine iyo Ruushka.

Next Post
Madaxweynaha Turkiga oo ugu baaqay xabbad joojin Ukraine iyo Ruushka.

Madaxweynaha Turkiga oo ugu baaqay xabbad joojin Ukraine iyo Ruushka.

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In