Jubbaland oo lagu doortay qaar ka mid ah xildhibaannadii ugu horreeyay ee ku matalaya BFS
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa haatan ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah xubnaha golaha Shacabka ee ka imaanaya dhinaca dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland....
Read more









