Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee oo booqasho ku timid dalka....
Read moreShil gaari oo sababay dhimashada seddex ruux iyo dhaawacyo dhowr ah ayaa ka dhacay inta u dhaxeyso deegaanada Dalwayn iyi Juriile oo ka tirsan Gobolka Bari. Shilkan ayaa ka dhashay...
Read moreAbaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad G/dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo kusugan magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay sarakiisha iyo Ciidanka ururka 27aad ee ku sugan xerada...
Read moreHay’adda Nasad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad maleeshiyada Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha Nabad...
Read moreGudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha barxada Biyaasa Liibaro ee degmada Xamar Jajab oo ay dowlada hoose Xamar...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho