Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi ayaa Wasaaradda Warfaafinta Qaranka la qaysbsaday tacsida Tiraanyada leh ee Geeridii ku timid alle ha unaxariistee Halyaygii iyo Geesigii jilibka u aasay soo noolaynta Codka Dowladd iyo ciribti Dacaayadaha malayshiyaadka Argagixisada ah Cabdicasiis Maxamuud. Guuleed Afrika Agaasimihii radio oo 20-kii Bisshii hore ku geeriyooday Qarax kooxda argagixisada ah ee al-shabaab ay ku weerareen.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Sanator Cusmaan Abokor Dubbe oo ay weheliyaan Agaasimaha guud, Agaasima Waaxeedyada Qaarkood ayaa gudoomay dhambaalka Tacsida ah ee uga timid Jamhuuriyadda Talyaaniga.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Radio Muqdisho oo mar ku u hadali jirtay Afafka Soomaaliga iyo Talyaaniga waxaa dhidibada u taagay Dowladda Talyaaniga 1951, 9 sano ka hor intaan dhulka Soomaaliyeed xor noqon.

6 October ee Sanadkan Heshiis Ramsi ah oo ay kala saxiixdeen, Wasiirka Wasaaradda Warfaafint Qaranka iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in Raadiyoo Muqdisho lagu soo kordhiyo Luuqadda Talyaaniga oo horrey uga bixi jirtay Idaacadda xilliga dowladdii dhexe ee dalka.

Labada Dowladood oo uu ka dhexeeyo Xiriir qoto dheer oo wax wada qabsi ah ayaa iska kaashanaya Horumarinta Codka jamhuuriyada Soomaaliya oo uu majaraha u hayey Allah ha naxariistee Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika.

Danjire Alberto Vecchi ayaa xusay in Dowladda Talyaaniga wax wayn uga dhigantahay in Raadiyo Muqdisho dib looga Maqlo afka itaaliyaanka, Halka Wasiir Dubbe balanqaaday inay sodon sano kadib ka dhabayn doonaan riyadaas.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Warka Subaxnimo

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In