Cali Guudlaawe tacsi u gudoomiye ku-xigeenkii A/bulshada G/Hiiraan oo geeriyooday
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hir-shabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alla ha u naxariistee Gudoomiye Ku-xigeenkii Arrimaha bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan Marxuum Sheekh...
Read more










