Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban oo hakiyey natiijada kursiga HOP#067.
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go'aan ku aadan hakinta natiijada kursiga HOP#067 oo dacwad laga soo gudbiyey. HOOS KA AQRISO BAYAANKA KASOO BAXAY GUDDIGA
Read more









