Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Arrimaha Gargaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdinasir Cabdi Carush oo ay xubno ka yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Mudane Isaak Fanax, Hay'adaha WFP, UNICEF, UNFPA,...
Read moreGuddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug C/raxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaarada Caafimadka Galmudug Axmed Mire Cali “Faafale” iyo masuliyin kale ayaa socdaal shaqo ay ku tageen...
Read moreMadaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goorwdhow ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyagoo ku sii jeeda Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntaland. Wafdigaasi oo garoonka diyaaraha...
Read moreRa’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu hoggaaminaayo ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...
Read moreCiidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada Al-Shabaab damacsanaayeen in ay ku soo qaadaan difaaca ciidamada ee duleedka magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho