Gudiga gurmadka abaaraha degmada Baladxaawo oo bilaabay biyo dhaamin loo sameeynayo dadka ay abaaraha saameeyeen.
Gudiga gurmadka abaaraha Degmada Baladxaawo Ee Gobalka Gedo ayaa bilaabay biya dhaamin loogu gurmanayo dadka xool dhaqatada ah ee ay abaarta saamaysay. Iyadoo inta badan Gobalka Gedo ay ka jirto...
Read more











