Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa guddoomiyaha guddoonsiiyay shahaadada...
Read more











