Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la leh Golaha Midowga Musharaxiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka wada hadlayaan arrimo quseeya doorashooyinka dalka. Ra’iisal wasaare Rooble iyo...
Read more









