Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Mudane Hameed Nuur. Kulanka ayaa...
Read more










