NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad isku xiran oo ka tiran argagixisada Al-Shabaab
Hay’adda Nasad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad maleeshiyada Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha Nabad...
Read more











