Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho “Sawirro”
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey xubno...
Read more










