Khadiibyada iyo Imaamyada Masaajida oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan ka hortaga Cudurka Covid-19
Waxaa kordhaya tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya.. Khubarada caafimaadka ayaa rumaysan in Soomaaliya ay hadda wajahayso mowjaddii labaad ee Covid-19,...
Read more










