Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay
Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha roobka si magaalada Muqdisho ay u noqoto magaalo bilicsan, Agaasimaha...
Read more











