Safaaradda Soomaaliyeed ee K/Afrika oo kulan u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee dalkaas.
Safaaradda Soomaaliyeed ee K/Afrika ayaa kulan u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi,waxaana kasoo qeybgalay Madax ka socotay Jaamacadaha UNISA,Vaal iyo Jaamacadda Johannesburg, Wasaaradaha Waxbarashada hoose iyo sare iyo Hay'adaha taageera...
Read more











