Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay Dhagar-qabe bam gacmeed ku weeraray Saldhiga Xamarweyne.
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay Dhagar qabe ka tirsanaa kooxaha Argagixisada oo bangacmeed caawa ku tuuray Saldhiga Degmada Xamar Weyne. Ma jirto cid waxyeello kasoo gaartay Bam Gacmeedka caawa...
Read more











