Ciidanka Itoobiya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub farabadan.
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in rasaas iyo hub badan ay ka heleen goobo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray waqooyiga Itoobiya. Hubkaan ayaa la sheegay in ay keydsadeen...
Read more











