Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye Guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa daahfuray dhismaha saldhigga Booliiska Dhusamareb oo lagu dhisayo is-xilqaan waxa uuna ku yaboohay Lacagtii ugu horaysay Ciidamada Booliiska...
Read moreMadaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegay muhiimadda furitaanka wajiga koowaad ee shirka...
Read moreAlla ha u naxriistee waxaa maanta qabuuro ku yaala isbitalka Xooga degmada Hodan ee magaalada Muqdisho lagu aasey meydka marxuum Cabdirisaaq Cabdullahi Cabdi Agaasimihii xiriirka gobolada ee wasaaradda Warfaafinta oo...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyeeyay geerida muwaaddiniintii Soomaaliyeed ee ay kooxaha Argagixisada ku laayeen Hotelka Elite oo ku yaalla Xeebta Liido ee...
Read moreCiidamada Xoogga Dalka ayaa iska caabiyay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhig Ciidamadu ay ku leeyiin deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay, werarka ayaa ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay walxaha...
Read moreXafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii shalay Maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Elite ee xeebta Liido Degmada Cabdicasiis ee...
Read moreDalxiisku waa adeeg lagama maarmaan ah oo dhaliya in dakhli farabadan laga soo xareeyo goobaha taariikhiga ah ee ka haray ilbaxnimadii hore iyo daawashada kheyraadka dabiiciga ah ee Alle ku maneystay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho