Dowladda Turkiga oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Argaggixiso ee ay xagjiriinta Al-Shabaab ka gaysteen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay si...
Read more