Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la yeeshey wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda Dalkaasi,ahna sii-haayaha wasiirka. Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq oo wakaaladda...
Read more











