Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland kuwaas oo u gogol xaaraysa in dowlad goboleedkaasi...
Read moreHowlgalkaan oo qeyb ka ah qorshaha xoojinta amniga iyo nabad galyada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalana lagu fulinaya amar dhawaan kasoo baxay maamulka gobalka iyo taliska qeybta booliiska gobalka Mudug isla...
Read moreMaxkamada Gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Masuuliyiinta xukunada lagu riday waxaa ka mid ah Agaasimihii Guud...
Read moreWasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Soomaaliya inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa muqdisho kaga qeyb-galay kulan dadweyne ah oo Guddida ganacsiga, warshadaha iyo maal-gashiga ee golaha shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho