Taliye Xijaar oo la kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug
Wafdi uu hogaaminayoTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliya jeneraal Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaana xafiiskiisa ku soo dhaweeyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor)....
Read more










