Madaxweynaha Galmudug oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Dowladda Galmudug.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye 'Qoorqoor' ayaa Md Cusmaan Macallin Xasan loogu magacaabay Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Galmudug. Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad...
Read more









