Ciidamada Booliska Galmudug oo howlgal lagula dagaalamayo burcada ka sameeyay Dhuusamareeb.
Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa howlgal balaaran lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi oo ay...
Read more











