Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadda Carabta.
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa manta kulan fogaan arag ah la yeeshay Madax ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee fadhigoodu yahay Dalka Masar. Kulankaasi waxaa looga wadahadlay...
Read more











