Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo xariga ka jaray xafiiska canshuuraha ee Magaalada Dhuusomareeb “Sawirro”
Wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay Xafiiska dakhliga Caasimadda oo ka shaqeynaya soo uruurinta iyo xisaabinta dakhliga Canshuuraha waana xafiiskii labaad ee Wasaaraddu ku yeelato...
Read more











