Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad beeleed ka taagneed Galgaduud
Odayaal dhaqan oo joojinta colaadda uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay heshiis horudhac ah dhex dhigaan beelo walaallo ah oo shalay ku dagaalay deegaanka Xananbuure...
Read more











