Maamulka degmada Cadaado ayaa howla nadafadeed ka sameeya duleed magaalada Cadaado”Sawirro”.
Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Cadaado ayaa ku dhaqaaqay olole nadafadeed oo laga sameeyay duleedka degmadaasi oo hooy u aheyd qashinka faraha badan ee lagu daadiyo halkaasi. Gudoomiyaha degmada Cadaado...
Read more










