Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir, Mudane Cabdiraxmaan Ow Cali. Wareegto ka soo baxday...
Read moreKulan ay ku yeesheen aqalka Dowladda Hoose xubno ka tirsan guddiga diyaarinta munaasabadda lagu xusayo dadkii ku nafwaayay qaraxii sanad ka hor ka dhacay Dowladda hoose ayaa waxaa qeyb-ka ahaa...
Read moreMadaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maraykanka oo xil haya oo diida inuu sii sheego inuu aqbali doono Natiijada Doorashada Madaxweynaha oo dhaceysa bisha November. Trump...
Read moreDhuusamareeb, Luuliyo 20, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa...
Read moreWarbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada Afgooye iyo guud ahaan Gobolka Shabeellada hoose ay saamayn ba’an...
Read moreMarko waa xarunta gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay dhacdaa dhinaca xeebta Badweyta Hindi sidoo kale waxa ay ku taalaa gabal dhaca caasimada dalka ee muqdisho waxa ayna u jirttaa 90...
Read moreMaamulka Deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereed badan oo ku yaallaa Deegaankaasi. Wararka laga helayo Deegaankaasi ayaa sheegaya...
Read moreHogaamiye yaasha Midawga Yurub oo soo gabagabeeyay shir ay maalintii saddexaad ku lahayeen Brussels ayaa ku guul dareystay in ay madasha ka soo saraan qorshe mideysan iyo dib u soo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho