Suudaan oo soo rogtay xaalad deg-deg ah Fatahaaddo dartood
Golaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doonta mudd 3 bilood ah. Xaaladdaan ayaa ka danbaysay kadib markii dalkaasi ay ku dhufteen...
Read moreGolaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doonta mudd 3 bilood ah. Xaaladdaan ayaa ka danbaysay kadib markii dalkaasi ay ku dhufteen...
Read moreCiidamada kumaandooska Danab, XGD Qeybta 21 aad iyo dadka deegaanka Shabeelloow ee gobolka Mudug ayaa dhaq dhaq ciidan ka wada deegaanka Dhagaxleey oo qiyaastii 20 km ujirta Degmada Gaalkacyo. Ciidanka...
Read moreWasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta shaacinaysa natiijada imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare oo sanadkan ay ka qaybgaleen arday ka badan 34-kun oo arday oo...
Read moreXildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug oo safar uga soo amba baxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana duleedka magaalada ku soo dhaweeyay...
Read moreWasiirka Maaliyadda XFS Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa manta kulan fogaan arag ah la yeeshay Madax ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee fadhigoodu yahay Dalka Masar. Kulankaasi waxaa looga wadahadlay...
Read more.Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyaasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan,gaar ahaan Magaalada Jubba. Xoghayaha Guud ayaa...
Read moreShirkan looga hadlayo isku-xirka laamaha Socdaalka Jinsiyadaha ayaa lagu qabtay magaalada Dhusamareeb waxaana ka soo qaybgalay agaasimaga guud hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya G/sare Maxamed Axmed Koofi, gudoomiyaha guddiga madaxa-banaan...
Read moreXildhibaanno ka tirsan Aqalka wakiillada Dalka Marayka oo ay ka mid tahay Ilhan Cumar ayaa dacwad ka gudbiyay ciidamada ka hortagga qaxootiga iyo kuwa canshuuraha, kadib markii ay Dad Muslimiin...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho