Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu dilay dalka K/Afrika
Koox hubeysan oo ka soo jeeda dalka Koonfur Afrikaan ayaa xalay gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka goobaha Ganacsiga ku leh dalkaasi. Dilkaasi oo ka...
Read moreKoox hubeysan oo ka soo jeeda dalka Koonfur Afrikaan ayaa xalay gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka goobaha Ganacsiga ku leh dalkaasi. Dilkaasi oo ka...
Read moreQaar ka mida beeraleyda ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Jowhar, ayaa cabasha ka muujiyay fatahaada wabiga Shabeelle uu sameeyo ee ku soo noq noqotay sanooyinkii danbe. Beeraleeyda,ayaa sheegtay in...
Read moreCiidanka Xoogga dalka oo kafeejigan dhagarta cadawga ayaa iska caabiyay weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada Balcad ee gobolka shabeelada dhexe ,Ciidanka ayaa halkaas qasaare xoogan...
Read moreDowlada Itoobiya ayaa meel marisay go,aan 40% lagu siinayo saamiga shirkada taleefanada Ethio telecom labo shirkadood oo caalami ah kuwaas oo ku guuleystay tartankii loo galay saami iibsiga. Saamileyda ayaa...
Read moreWar saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda FS ayaa lagu sheegay in ciidamada dawladda oo kaashanaya la hawlgalayaashooda caalamiga ah ee US AFRICOM ay ka hortageen...
Read moreShirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha heer Federaal , kuwa dowlada goboleed iyo gobolka Banaadir. Ajandaha...
Read moreKu dhawaad 20- ka tirsan howl-wadeenada warbaahinta Qaranka ayaa ka qeybgalay tababbar ku saabsan soo saarista Barnaamijyada iyo ka shaqeynta Warbaahin danabeedka. Tababbarkan oo socon doono muddo Todobaad ah ayaa...
Read moreOdayaal dhaqan oo joojinta colaadda uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay heshiis horudhac ah dhex dhigaan beelo walaallo ah oo shalay ku dagaalay deegaanka Xananbuure...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho