Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha heer Federaal , kuwa dowlada goboleed iyo gobolka Banaadir.

Ajandaha shirka lagu gorfeeyey waxaa kamid ah in si buxda looga wada shaqeeyo arrimaha hortabinta u leh wasaaradda Batroolka iyo Macdanta,ayna kamid yihiin dhameystirka sharciga Macdanta iyo xeer nidaamiyeyaasha dareeraha hoose iyo kan hay’adda Batroolka oo muhiimad weyn u leh dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS mudane Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa wrbaahinta qaranka uga waramay faaiidada\ sharciyadaasi ay dalka u leeyihiin.

“Waxaan shir wada jir ah oo muhiim ah la  yeelanay qaar ka mid ah Wasiirada,Agaasimayaasha wasaaradaha Batroolka iyo Macdanta dowladaha xubnaha ka ah DFS, Gobolka Banaadir, Maareeyaha iyo maareeye ku xigeenka Hay’adda  Batroolka Soomaaliya.

Shirka oo intiisa badan aan diirada ku saarnay is xog waraysi wixii u qabsoomay, waxa aan qabsoomin, caqabadaha iyo qorshayaasha kala duwan ee u degsan dhinac yada kulmay ayaa gaba gabadii hoosta laga wada xariiqay in si buuxda loo wada shaqeeyo iyo dhamaystirka hawlaha horutabinta u leh Wasaaradda”. Ayuu yiri wasiir Hilaal.

Sharciyadan oo ay waddo wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa kamid ah shuruuc badan oo muhiim u ah dalka,kuwaasi oo horyaala hay’adda fulinta iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababbar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda

Next Post

Garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur Oo Dib U Habeyn Ku Socoto “SAWIRRO”

Next Post
Garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur Oo Dib U Habeyn Ku Socoto “SAWIRRO”

Garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur Oo Dib U Habeyn Ku Socoto “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In