Ardada ka qeybgashay imtixaanka fasalka 8-aad dugsiga dhexe ee degmada xuddur iyo Maamulayaasha,guud ahaan bahda waxbarashada gobolka Bakool ayaa wasaarada waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya uga mahadceliyey nidaamka dowliga ah ee...
Read moreDiyaarad ka diiwaan gashan dalka Kenya ayaa maanta ku gubatay garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ayaa waxaana laga badbaadiyay sadax ruux oo saarnaa in kasta oo dhawacyo ay...
Read moreWasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta agab caafimaad oo loogu talagalay ka hortaga iyo xakameynta cudurka Covid-19 gaarsiisay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Agabkaan oo ka...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenada maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshda Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed ayaa maanta soo xiray imtixaanka Fasalada 8-aad ee...
Read moreWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta kala wareegtay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ) agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo...
Read moreAlla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu danbeeyayay ku xanuunsanaa.muqdisho sidoo kale waxaa uu ka tirsanaan jirey...
Read moreHoggaanka Baarista dembiyada ee CID, ayaa shaaciyay in maanta oo talaado ah taariikhduna ku beegantahay 14-ka bisha July ee danadka 2020, dib ubilaabiday adeegyadii ay u qaban jirtay Ummadda Soomaaliyeed...
Read moreMadaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo xalay soo xeray shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalmahana ka socday magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka galmudug ayaa uga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho