Wasaaradda warbarshada XFS oo sheegtay in dhawaan la shaacin doono natiijada imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka soo socdo ay shaacin doonaan...
Read more










