Gudiga gurmadka fatahaada Beledweyn ayaa bilaabay in ay howlo biya hakin ah ay ka bilaabeen deegaanada waqooyi ee goboka hiiraan gaar ahaan deeganka qooqane oo qiyastii 22 km dhanka waqooyi...
Read moreSaraakiisha AMISOM ee ku sugan Jubbaland ayaa maamulka Dugsiga hoose ee degaanka Hosingow ku wareejiyay Saddex Fasal oo ay dayactir iyo dib u dhis ku sameeyeen Ciidanka Kenya ee qaybta...
Read moreDab dhaliyey Khasaare kala duwan ayaa ka kacay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, waxaana lasoo sheegayaan in uu jiro khasaare xoogan oo dabkaasi uu gaysatay. Dabka ayaa ka kacay Kaalin...
Read moreTaliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye Guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa daahfuray dhismaha saldhigga Booliiska Dhusamareb oo lagu dhisayo is-xilqaan waxa uuna ku yaboohay Lacagtii ugu horaysay Ciidamada Booliiska...
Read moreMadaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegay muhiimadda furitaanka wajiga koowaad ee shirka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho