Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda +Sawirro
Samo-reeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta kormeeray xarunta Wasaarada Maaliyadda ee Galmudug, si uu ugu kuurgalo shaqooyinka baaxadda leh ee ka socda halkaas. Wasiirka wasaaradda Maaliyadda mudane...
Read more










