Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka GM oo xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Galkacyo.
Wasiir dowlaha wasarada Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano iyo taliyaha Booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Galkacyo. Hadal kooban oo halkaas uu ka jeediyey Wasiirka...
Read more











