Wasaaradda caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland oo ka hadashay xaalada Covid19 ee deegaanada Puntland.
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, iyada oo cudurka u muuqdo mid kasii yaraanaya deegaanada maamulkaas. Qoraal ay soo...
Read more











