Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo doortay Guddoomiyaha Xafiiska Xuququl insaanka Puntland “Sawirro” .
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u fariisatay Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo ay u tartamayeen sadex Musharax oo kala ah Garyaqaan Saciid Cabdi Muumin , Garyaqaan Faysal Mahdi...
Read more











