Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Marxuumka oo maalmahan xanuunsanaa ayaa xalay ku dhintay isbitaal gaar ah oo ku yaalla Magaalada Nairobi, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa. Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ka mid...
Read more











