Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo booqday goobo ay saameeyeen roobabkii Muqdisho ka da’ay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo booqday goobo ay saameeyeen roobabkii Muqdisho ka da’ay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roob xoogan oo ka da’ay Magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaaro kala duwan , iyadoo daadadka roobka ay geesteen burburka guri sidoo kale burbur u geysteen qeybo ka mid ah wadooyin Magaalada Muqdisho.

Roobkan oo saacado badan ka da’ayey Magaalada Muqdisho ayaa sameeyn xoogan ku yeeshay dadka danyarta ah asaga oo sababay in ka barakacaan guryahoodii oo ay biyo buux dhaafiyeen.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kormeeray degmooyinka qaar oo ay roobabkii da’ayey saameyn xoog leh ku yeesheen , waxaana ay qeyb ka qaateen u gurmashada dad ay guryahood buux dhaafiyeen biyihii roobka.

Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay inay u gurmadeen qaar kamid ah Qoysas ku nool degmooyinka Wardhiigley iyo Boondheere,waxa uuna u mahadceliyey Ciidanka Gurmada deg deg ee Gobolka Banaadir.

Previous Post

Dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taal Magaalada Dhuusomareeb.

Next Post

Kulan dood wadaag iyo aqoon iswaydaarsi la xariiro sidii loo nooleyn lahaa dalxiiska dalka oo Muqdisho ka dhacay.

Next Post
Kulan dood wadaag iyo aqoon iswaydaarsi la xariiro sidii loo nooleyn lahaa dalxiiska dalka oo Muqdisho ka dhacay.

Kulan dood wadaag iyo aqoon iswaydaarsi la xariiro sidii loo nooleyn lahaa dalxiiska dalka oo Muqdisho ka dhacay.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In