Dowladda Kuwait ayaa si ku-meel-gaar ah u joojisay in Salaadihii lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaala, iyadoo tallaabadan lagu yareynayo faafitaanka Coronavirus. Caabuqa Corona oo si xowli ah ugu...
Read moreSafiirka dalka Turkiga u jooga Soomaliya Mahmed Yilmes ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa waxa uu ugu kuur galayay habsani u socadka shaqada isbitaalka, kaasi...
Read moreAllaha u naxariiste Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa ku geeriyooday tababarihii hore ee Xulka Kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo Kooxda Horseed Football Club, Macalin Ibraahim Maxamed Xersi (Ibraahim Suudaani). Marxuumka...
Read moreMaxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Dable Xoogga Dalka Cabdiraxmaan Cabdulle Hilowle ku xukuntay dil toogasha ah oo ah qisaaasta Marxuum Xuseen Axmed Cabdulle. Dable Xoogga Dalka Cabdiraxmaan...
Read moreParalegal (2 Position) Paralegal (2 Position)
Read moreWafdi ballaaran oo ka kooban wasiiro iyo qaar kamid ah xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Puntland ayaa maanta ka anba baxay caasimadda Muqdisho iyagoo...
Read moreWaxaa Maanta Magaalada Dhusamreb ee Xarunta Maamulka Galmudug soo gaaray Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xaflada Caleema-saarka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug waxaana Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb ku soo dhoweeyey Wasiiro...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho