Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray deegaano hoostago Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud.
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah Deegaanada Maleeshiyaadka Alshabaab...
Read more











