Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka wadatashiga Hindise sharciyeedka korontada oo maalinti labad galay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Shirka wadatashiga Hindise sharciyeedka korontada oo maalinti labad galay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Wadatashiga hindise sharciyeedka korontada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta Iyo Khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaan maalintii labaad galay waxaana shirka maanta diirada lagu saaraya sidii qodobadii shalay looga dooday loo sii amba qaadi Lahaa.

shirka waxaa ka qeyb galaya Wasaarada Tamarta iyo biyaha ee dowlad goboleedyada , Gobolka Banaadir Iyo shirkadaha korontada ee gaarka loo leeyahay iyo sidoo kale qaar ka mid ah macaamiisha oo muhiimadu ay tahay in la ogaado dhammaan caqabadaha ay la kulmaan Iyo baahiyaha aas aasiga ee koronta oo ay ka midyihiin qiimaha iyo sida dalka oo dhan loo gaarsiin Karo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha xukumadda federaalka Soomaaliya Marwo fowsiyo Maxamed Sheekh oo shirka furtay ayaa sheegtay in dhammaan qodobada iyo arragtida la qaadayo Laguna darayo qabyo qoraalka hindise sharciyeedka iyo in bilaawga bisha soo socoto markale layskugu imaandoono shirkale oo gabagabo ah.

sidoo kale waxyaabaha shirka looga hadlayo ka mid ah arrimaha maalgashiga soda shirkadaha dadka Soomaaliyeed Iyo gamacsiga shirkadaha ajaanibta oo ka mid ah dhaqaalaha dalkeynu uu ubaahanyahay hase ahaatee waxaas oo dhan uu horseed uyahay in sharci loo helo.

Previous Post

Ciidanka Xooga Dalka oo fashiliyey weerar ismiidaamin ahaa oo ay soo qaadeen maleeshiyaadka argagixisada.

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyey iyo darwalkii waday.

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyey iyo darwalkii waday.

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyey iyo darwalkii waday.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In