Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug oo kormeeray Xarumaha Ciidanka ee Degmada Hobyo.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug oo kormeeray Xarumaha Ciidanka ee Degmada Hobyo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeeray xarumaha CiIdamada Ammaanka heer fadaraal iyo heer dowlad Gobaleed ee ku yaala dagmada hobyo ee Gobalka Mudug halkaas oo haatan ay ku sugan yihiin Madax kala duwan oo isugu jiro heer fadaraal iyo heer dowlad Gobaleed kuwaas oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye , Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir bukhaari iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad.

Kormeerka wasiirka ayaa ahaa mid uu ugu kuurgalayay sida ay usocoto shaqada CiIdamada amniga qaranka iyo kuwa dowlad gobaleedka ee la xariirta sugida iyo adkeynta amniga dagmada hobyo iyo deegaanada hoostaga xiligaan ay ka wadaan.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Wasiirka ayaa intii uu kormeerkiisa ku guda jiray booqday xarumaha ciidanka booliiska iyo kuwa CiIdamada badda ee ay ku leeyihiin dagmada Isagoona warbixino ku aadan qorshaha sugida amniga ka dhageystay saraakiisha CiIdamada uu xaruumahooda kormeerka ku tagay

Axmed Macalin Fiqi wasiirka Amniga Galmudug ayaa bogaadiyay sida ay u shaqeeynayaan CiIdamada Amniga waxaana uu sheegay in Galmudug xiligaan ay ka go’an tahay sugida iyo adkeynta Amniga guud ee deegaanada Galmudug sidoo kalana maleeshiyaad Argagixisadaa ee Al shabaab mustaqbalka laga xoreeyn doono deegaanada Fara ku tiriskaa ee ay kaga sugan yihiin Galmudug

Kormeerka xarumahaan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha wasaarada amniga Galmudug iyo ku dar dar galineyso la dagaalanka kooxda caadeeystay dhiiga shacab ee Al shabaab iyo sugida Amniga guud ee Galmudug.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo hirgalisay xarunta ka digista halis-wadareedka iyo musiibooyinka

Next Post

Qormo: Aan Wada Hadalno, Waa Aan Heshiino !

Next Post
Qormo: Aan Wada Hadalno, Waa Aan Heshiino !

Qormo: Aan Wada Hadalno, Waa Aan Heshiino !

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In