Wasaaradda Gadiidka oo hakisay Dhamaan Duulimaadyada Caalimiga ah
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in la joojiyey duulimaadyada Caalamiga ah ee yimaadda Soomaaliya iyo kuwa ka baxa Dalka laga billaabo 18 Bishan...
Read more











